Booqo> Somaanta.com

World News

World Business

Sports

Contact us

Maxey ku dhinteen maxeyse ku  dhaawacmeen ?.

Daawo Sawiradii laga soo qaadey dadkii ku dhintey ama ku dhaawacmey dagaaladii ugu danbeeyey ee Muqdisho

Somali Links

ALLPUNTLND 

Aminarts.com

CALANKA

DAYNIILE

DALKANEWS

DHAGAXTUUR

Gedonet.com

HALGAN

HIIRAAN

HILAAC

JOWHAR

MARKACADEY

Midnimo.com

Puntlandpost

Qaadisiya.com

SHABELLE

Somaliweyn

Somalitalk

SOOMAALINEWS

SOMALIMIRROR

WAAGACUSUB

WADANKA
 

Islamic links

Aflaxa

Altaqwaa.com

Addacwah
Altaqwaa.com
Boqolsoon

Daarulcilmi

Khalid Mosque
Xamarnet.com
Learn about Islam
Hanuun
Risaala
Quran
Waano.net
Waaniye.com
Masjid-Abu-Bakar

Agoonta.net   

Nagala Soo Xiriir                    

Waqooyiga Muqdisho oo qarka u saaran in ay la wareegaan kooxaha Dowlada ku kacsan.

03-July- 2009

Wararkii Maanta  02-July- 2009

Dagaal ay wehliyaan Madaafiic culus  ayaa dib ugu qarxey qaybo kamid ah degamada Kaaraan iyo Yaaqshiid 

Waxaa heerkii ugu sareeyaya gaaray Khilaafkii Mutamarkii ka furmi lahaa Magaladda Gothenberg ee dalka Sweden kadib  markii.... 

Madaxda IGAD oo ka dalbaday QM iney dib u eegaan qaraarkii xanibayay in dalalka deriska ay ciidamadooda gudaha u galaan Somalia

Wararkii Maanta  30-June- 2009

Madaxweynaha Uganda oo soo dhoweeyay taageerada militari ee xukumada Obama ugu deeqay dawladda Somalia

Khubaro iyo Siyaasiyiin Carbeed oo ka digay faragelin militari oo lagu sameeyo dalka Soomaaliya

Wararkii Maanta  15-June- 2009

Ururada Takfiirka Oo La Midoobay Al-Shabaab

Biyo la’aan xoogan oo laga soo sheegayo qeybo ka mid ah gobolada dhexe ee dalka Somalia

Saraaakiisha ciidamada Ugandha oo ka warbixiyey qasaaraha sanadkan ka soo gaaray dagalada ka socda Muqsiisho
Ciidamada maxaakimta Islaamka oo howlgalo lagu sugayo amaanka ka wada degmooyin ka tirsan Gobolka banaadir
Wararkii Maanta  13-June- 2009

Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maalintii labaad ku sugan degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud

Hay’adda cuntada aduunka ee WFP oo sheegtay inay ka fiirsanayso inay dib u hawl geliso xafiiskeedii magaalada Muqdisho ay ku lahaan jirtay 

Isbahaysiga NATO oo isku afgartay inay waqti hor leh lagu kor dhiyo hawlgalada maraakiibtooda dagaalka ay ka wadaan xeebaha Somalia

Ururka Ahlu Sunna waljameeca oo sheegtay in laga been sheegay dagaalkii ka dhacay degmada Wabxo ee gobolka G/gaduud

Wararkii Maanta  11-June- 2009

Ahlu Sunna wal-jameeca oo sheegtay inay jawaab ka bixin doonto qabuure burburinta ay xoogagga Al Shabaab ka wadaan Baardheere 

RW Somalia oo sheegay in dawladda Talyaaniga ka aqbashay tababarka iyo qalabeynta ciidamadii badda Somalia

Feysal cali waraabe guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah UCID oo sheegay in dawladda Shariif ay uga dartay xaalada awalba cakirneyd ee Somalia

Prof. Dalxa oo beeniyay warar sheegayey in kulamadoodu ka dhic doonaan meel ka baxsan dalka Somalia
Wararkii Maanta  09-June- 2009
Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo mar kale ku celiyay in dagaallada lagu beddelo wada hadal
Xarakada Al-shabaab oo Xukuno ay qisaas ka mid tahay ka fuliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay
Labo nin oo ka mid ah maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho ku riday xukun dil ah ka dib
Barakacayaasha oo degan deegaanka kaxda oo sameeyay dibadb ax ka dhan ah dagaallada iyo duqeymaha ka dhaca deegaanadaasi
Wararkii Maanta  01-June- 2009
Maamulkii maxaakiimta Islaamka ee gobolka Sh/dhexe oo sheegay in xoog ku soo ceshan doonaan magaalada Jowhar iyo degmada Mahadaay

Dagaalo maalintii labaad galay oo saaka dib uga bilowday qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho

Itoobiya oo ka dalbatay mid ka mid ah dalalka afrika iney inay ka qayb qaadato hawlgalada nabad ilaalinta ee dalka Somalia

Bandow ay soo rogeen ciidamada Ahlu suna waljameecah oo xalay ka dhaqan galay degmada Guriceel

Ciidamada Itoobiya oo maxaabiis Soomaali ah ka sii daayay xabsi ay ku leeyihiin magaalada Godey ee Dhulka Ismaamulka Somalida

Wararkii  30-May- 2009

Ergayga QM ee Somalia oo sheegay in kooxaha dagaalka ka wada Somalia ay qoysaskooda ku nool yihiin dalal nabad ah

Maamulka magaalada Kismaayo oo ka jawaabay war ka soo yeeray wasiirka gaadiidka badda iyo dekedaha ee Dowladda Somalia

Iska horimaad ay dad ku dhinteen oo saaka ka dhacay deegaano ku yaala xadka u  dhexeeya gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe

Madaxweynaha dalka Liibiya oo mar kale difaacay burcad badeeda Somalida kuna timaamay wadaniyiin difaacanaya kheyraadka badooda  

Q/Midoobay oo sheegtay in ay hoos u dhacday khatarta ay kooxaha burcad badeeda  ku hayeen maraakiibta mareysa xeebaha Somalia

Maxkamadaha Islaamiga ah oo cambaareeyay dil xalay Muqdisho loogu gaystay sarkaal iyaga ka goostay oo ku biiray ururka Xisbul Islaam

Wararkii  29-May- 2009

Itoobiya, Eritareeya iyo Al Qaacida oo Soomaaliya dab ka holcinayaan, Abaabul Dagaal oo ka socda Galgaduud iyo Hiiraan.

C/qaadir  Xamsa Abuu Qataatow oo ka tirsanaa xoogga Muqaawamada oo caawa lagu diley Muqdisho.

Booliiska Sirdoonka Sweden oo ka walaacsan kororka dhalinyarada Soomaaliyeed ee haysta Passaporrada Swedhishka ee ka barbar dagaalamaya Al Shabaab.

Wararkii Maanta  28-May- 2009

Ra’isul wasaaraha Dowlada Somalia oo saaka ka dhoofay garoonka dayuuradaha magaalada Muqdisho

Saraakiil cusub oo maanta loo magacaabay saldhigyada booliska iyo qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir

Mid ka mid ah dowladaha Yurubta bari oo sheegtay iney ka qeyb qaadaneyso howlaha la dagaalanka burcad badeeda Somalida

Xagee Isla Gaari Karaan Al Shabaab iyo Xisbul Islaam ?.  Maxey kala yihiin ?. Maxeyse wadaagaan ?

Jabhadda ONLF oo ugu baaqday dhinacyada ku dagaalamaya dalka Soomalaiya inay dagaalka joojiyaan una turaan shacabkooda 
Saraakiisha Q/Midoobay, Midowga Afrika iyo IGAD ee arrimaha Somalia oo si wadajir ah war uga soo saaray xaalada dalka 
Masuuliyiintii Dowlada kmg ee gobolka Gedo iyo Xildhibaano ka warbixiyay dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo maalmihii ugu dambeeyay ay ka wadeen degmada Doolow 
Xukumada Sweden oo shaacisay inay dalkeeda ku maxkamadayn doonto kooxaha burcad badeeda ah ee ay ka qab-qabtaan xeebaha Somalia
Wararkii Maanta  27-May- 2009
Xaalado kacsan oo ka taagan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeynley ka dib markii ay halkaasi soo buuxiyeen ciidamo ka tirsan Dowlada Midnimada Qaran Somalia 
Talyaaniga oo markii ugu horeysay muddo sanado ah deeq caafimaad soo gaarsiiyay isbitaallada Muqdisho oo ay ka buuxaan dad dhaawac ah
Burcad badeed tiradoodu kor u dhaafeyso 200 oo sheegay inay iska dhaafeen falalkaasi ka dib wacyi gelin loo sameeyay
Saxafiyiin u kala dhashay Canada iyo Australia oo ku afduuban gudaha Somalia ayaa  qeylo dhaan soo saaray
Wararkii Maanta  25-May- 2009

Kulan Balaaran oo Beesha Mudulood Yeesheen oo Ay ka Soo Qayb Galeen Maxamed Dheere, Salaad Cali Jeele iyo Xildhibaano kale oo ka dhacey Muqdisho.

Madaxweyne Shariif oo codsaday in dowladiisda laga qabto wax uu ku tilmaamay cadow ku soo duulay

Al-shabaab oo sheegatay iney ka dambeysay qaraxii is miidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Muqdisho

Wararkii Maanta  24-May- 2009
Muqdisho oo mar kale foolanaysa!! Tolow maxay dhali doontaa ?!Warbixin Xambaarsan Xog Rasmi ah

Maamulka Kismaayo oo sheegay in garoonka magaaladaasi uu si shaqeynayo oo aysana saamayn ku yeelan doonin go’aanka IGAD

Masuul u hadlay Maxkamadaha Islaamiga oo beeniyay in sarkaal iyo ciidamo iyaga ka tirsanaa ay biireen Xisbul Islaam

Wararkii   23-May- 2009

Waxaa degan xaalada goobihii ay shalay dagaalada qaraari ka dhaceen ee magalada Muqdisho oo dhinaca kale uu sii kordhayo qasaarihii ka dhashay.

Wararkii Maanta  22-May- 2009

Dowlada oo go'aansadey in  Magaalada Muqdisho xoog ugu saaro Mucaaradka, ma u suurtageli doontaa? 

Dagaalkii Muqdisho oo galabta sii xoogeystey iyo Qasaaro badan oo shacabka ka soo gaarey

Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada KMG oo Sheegey in Dagaalkii Saakey Guulo ka Gaareen Uuna Sii Socon Doono

Wararkii 21-May- 2009

Al Shabaab oo galabta yeeshey Afhayeen cusub  Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo shir Jaraa'id ku qabtey galabta  magaalada Muqdisho ayaa iska casiley xilkii Afhayeenka Al Shabaab.

Jaamacadda Muqdisho oo noqotay sanadka 2009 jaamacadaha afrika ugu wanaagsa gaar ahaana geeska afrika.

    IGAD oo Maanta Q.M U Soo Jeedisey In Xayaraad La Saaro Dekedaha Iyo Duulimaadyada Degaanada Mucaaradka Ka Taliyaan

     Dagaalo culus iyo duqeymo geystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho

Wararkii Maanta  19-May- 2009

Xoogagga Al-Shabaab iyo Xisbul Islaam oo wata gaadiidka dagaalka ayaa magaalada Jowhar uga sii jiheystay dhinaca gobolka Hiiraan iyo Ciidamo Itoobiyaan oo xadka ka soo talaabey.

Dr. Cumar Iimaan Abubakar  oo Dowlada  ku eedeeyay inay hubeyneyso maleeshiyo beeleed iyo hogaamiye kooxeedyadii hore

Xaaladda degmada Wabxo oo saakay deggan iyo faah-faahin ka soo baxaysa qasaaro ka dhashay daagaal shalay gelinkii dambe ka dhacay halkaasi

Wararkii Maanta  18-May- 2009

Xuska 18-ka May oo Maanta Si Weyn Looga Xusay Magaalada Hargeysa, Daawo Sawirada

Somaliland “Waxaan ka Digayaa oo Aanan Marna Ogolaanayn In Burburinta Ummadda Shaadh Diineed Loo Isticmaalo”

Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka dhaco Jowhar kadib markii  Ciidamo Dowlada taageersan oo dhinacaa u dhaqaaqey

Dagaal xoogan oo laga cabsi qabo in uu ka dhaco Jowhar kadib markii  Ciidamo Dowlada taageersan oo dhinacaa u dhaqaaqey

Xoogagga Al-shabaab oo iska caabin la’aan xalay la wareegay degmada Mahaday ee gobolka Sh/dhexe

Diyaarad joog hoose ku duulaysay oo kuwa basaaska ah  ayaa xalay hurdo la’aan dhigtay dadweynaha magaalada Jowhar

Xarakada Al-shabaab oo sheegtay inay wadi doonaan dagaalka  Muqdisho ilaa DF ay burburto AMISOM-na dalka ka baxdo

Wararkii Maanta  17-May- 2009

Ciidamada Al Shabaab oo la wareegey gacan ku haynta magaalada Jowhar kadib dagaal kooban oo ay la galeen ciidamada Maxaakiimta

Sheekh Yuusuf Indhacadde iyo gaadiid dagaal oo uu wato ayaa xalay gelinkii dambe galay xaruta madaxtooyada magaalada Muqdisho

Wararkii Maanta  16-May- 2009

Waa sidee xaalada magaalada Muqdisho ka dib dagaalo lagu hoobtay oo maalmihii ugu dambeeyey ka soconayey?

Qaramada Midoobay iyo Maraykanka oo walaac ka muujiyay ajaaniibta ka  barbar dagaalamaya Al shabaab

Gacanta ku haynta degmada Maxaas oo ay kala sheeganayaan Al-shabaab iyo Maxkamadaha Islaamiga ka dib dagaaalo halkaas ka dhacay maalmihii tegay

Fariisimo ay ciidamada Maxkamadaha kaga sugnaayeen  magalada B/weyne oo xalay qaraxyo qasaare gaystay lagu weeraray

Wararkii   14-May- 2009

Dagaalkii ka socdey W/Muqdisho oo isku bedeley  dagaal Beeleed kadib markii uu gaarey Isgoyska Sanca.

Wararkii Maanta  13-May- 2009

Dagaalkii ka socdey waqooyiga Muqdisho oo sii xoogsadey iyo AMISOM oo galabta bilowdey in madaafiic ku garaacdo qaybo kamid ah magaalada.

Ururka Al Shabaab iyo Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa khilaaf xoogan soo kala dhexgaley kadib kulan ay xaley yeesheen.

Macalin Xaashi Maxamed "Mujaahidiinta waxey qabsan doonaan inta ka hartey Muqdisho, waana laga xoreyn doonaa Cadowga Illaahey"

Heyadda culimada Soomaaliyeed oo si kulul uga jawaabtay eedeeyn uga btimid xarakada Islaamiga ah Al Shabaab oo aheyd

  Waxaa Maanta xasiloon xaalada degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan oo ay shalay ka dhaceen dagaalo sababey dhimashada iyo dhaawac. 

 12-May- 2009

       Madaxa Siyaasada Al shabaab oo shacabka uga digey in ay Ajaaniib ku sheegaan Muslimiinta u soo gurmatey.

Barakacii ugu balaarnaa mudooyinkan oo saaka laga dareemayo xaafado ka tirsan Muqdisho oo uu maalmahan dambe saameeyey dagaalka

Al Shabaab oo isku diyaarinayo dagaalkii ugu danbeeyey iyo Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo lacag lagu Jihaado lagu xukumey in ay baxshaan.

Odayaasha Golaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo  isaga guuray xaruntoodii ay ku lahaayeen Suuqa bakaaraha

Hubkii Asmara iyo 300 Ajaaniib oo Al Qaacida ka tirsan ayaa saameeyn weyn ku yeeshey dagaalkii Muqdisho.

Dagaal xoogan ayaa ka socda sadhiga Yaaqshiid ilaa iyo Isgoyska Fagax

Goobihii maalmihii la soo dhaafay dagaalada ka dhaceen ee Muqdisho oo saakay degan

Milateriga Itoobiya ee ku sugnaa qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan oo dib ugu laabtay dalkooda

Puntland oo ku baaqay in dagaalada ka soconaya magaalada Muqdisho la joojiyo

 10-May- 2009

Muqdisho oo maalintii afaraad ku waabariisatay dagaal iyo barakac baahsan oo saaka laga dareemayo

 07-May- 2009
Hub iyo Saanad Milateri oo habeenadii ugu dambeeyey gudaha u soo galay magaalada Muqdisho
Xanibaadda saaran Xoolaha Somalia oo lagu eedeeyay iney ka dambeeyaan hay’ado caalami ah oo xafiisyo ku leh dalka Kenya
Maamulka gobolka Hiiraan oo ka warbixiyay kulamo ay magaalada B/weyne kula qaateen wafdi ka socday laamaha UN-ka
Mucaaradka Somaliland oo Daahir Rayaale ku eedeeyay inuu xiriir la leeyahay dawladda Somalia
 06-May- 2009

Shirkii labaad Hay'ada Culimada Soomaaliyeed oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho

Dowlada Somalia oo sheegtay in falalka burcad badeedu ka wadaan xeebaha Somalia ay sabab u yihiin kalluumeysiga sharci darada ah ee lagu hayo

Xarakada Ahlu Sunna Wal-jameeca oo wax aan la aqbali karin ku  tilmaamay falalka burburinta qabuuraha ee ka socda gobolka J/hoose
Mas’uuliyiin ka tirsan Xarakada Al-Shabaab oo bilaabay kulamo ay la qaadanayaan beelaha Somalida
Gaari lagu soo qariyay kaartono uu khamri ka buuxo oo xalay lagu qabtay Baydhabo xili uu ku soo jeeday magaalada Muqdisho, kana yimid
Wasiirka warfaafinta ee DF oo ka codsatay beesha caalamka inay soo farageliso dhibaatada ay dowladda Eritreya ka waddo gudaha Somalia
 05-May- 2009

Champions League semi-finals  Arsenal v Manchester United:  Yaa caawa guulleysan doona ?.

Maamulka Al-shabaab ee Kismaayo oo bilaabay barnaamijyo loogu baaqayo shacabka inay gaalada la dagaalamaan
Laxamiiste caan ka ah Somalia oo la dhigay xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ka dib markii uu nin dilay
Masuul ka tirsan Isbahaysiga dib u xoreynta Asmara oo beeniyey hadalkii Dowlada ee ahaa in Eritreya ay hub ku soo gelisay Somalia
Ruushka oo soo jeediyay hindise lagu dhisayo Maxkamad caalami ah oo la soo taago kooxaha burcad badeeda Somalida
Saraakiisha ciidamada Maraykanka oo sheegay maraakiibta ganacsiga oo la hubeeyo aysan waxba ka tareynin la dagaalanka burcad badeeda Somalida
Ciidamadii ka dambeeyay dil maalmo ka hor nin ganacsade ah loogu gaystay magaalada Gaalkacyo oo xabsiga loo taxaabay
Ciidamada Badda Faransiiska ee jooga xeebaha Somalia oo mar kale gacanta ku dhigay koox burcad badeed ah
Dawladda Eritreya oo sheegtay inaanay aqoonsanayn Dowladda Madaxweyne Shariif, kana jawaantay eedeeyn ka soo yeertay
 03-May- 2009

Wasiirka Amniga Qaranka oo sheegey  Hub diyaarado looga keenay Eritrea laga soo dejiyey Garoonka Balidoogle

Abwaan Abshir Bacadle “Cid kasta waa iska bari yeeshay dilka, weli ma dhicin in xarakooyinka jira inay soo qabteen qof qof kale dilay"

Kooxo Burcad badeed ah oo xeebta duleedka Muqdisho ka qabsaday markab u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed oo ku soo jeeday dekedda Muqdisho
Maraakiibta Ciidamada Faransiiska oo xeebaha Jasiiradda Seycheles ka qabtay koox burcad badeed ah
Wakiilo ka socda Talyaaniga oo wada dadaalo lagu sii daynayo markab iyo shaqaale looga haysto xeebaha Puntland
 02-May- 2009
UNHCR oo sheegtay iney dib u hawlgelineyso xafiiskoodii magaalada Baydhabo ee gobolka Bay oo ay xireen 3 bilood ka hor
Kooxo burcad ah oo tacshiirad qasaare geysatay ku furtay gaari rabaab ah oo marayay xadka gobolada Bay iyo Sh/hoose
Mudaneyaasha ka soo jeeda beelaha Digil & Mirifle oo codsaday in la joojiyo dilalka qorsheysan ee ka dhacaya magaalada Muqdisho
Mid ka mid ah maraakiibta dagaalka NATO hub ka dhigis ku sameeyay kaddibna sii daayay koox burcad badeed Somalia ah oo ay qabqabteen
 30-April- 2009
Nin Ganacsadaha oo kooxo hubeysan saaka ku toogteen gudaha suuqa Bakaaraha ayaa....

Dariiqada Suufiyada ee gobolka Gedo oo ku gacan seerey baaq nabadeed ay soo jeediyeen Al Shabaab

Qoysas deganaa nawaaxiga xurunta Gaadiidka Booliiska oo bilaabey in ay ka qaxaan guryahooda

 

 
 

MAQAALLO

 Af-Soomaaligaaga isaga hadal...!!

(Qaybta 1-aad)

 Qaybta 2-aad)

Waddaado sumcadda Islaamka yaan god lagu ridin 

DR. CULUSOW – SIYAASI  AQOONYAHAN AH, KAABA-QABIIL MISE DAGAAL-OOGE?

W/ Q:  C/qaadir Gutaale

Political exclusion creates cause for armed conflict in Somalia

Dr. Mohamud M Uluso

 

Haddii Qalinkii Qalalay!

 

W/Q: Prof. Cabduraxman (Baadiyow)

SUXUFIYIINTA SOOMAALIYA: MA SIDAN BAA AQOONTOODU!    

Sabriye Macallin Muuse   

Dood: Shabaab iyo Shacabka Soomaaliyeed (Qaybtii-2-)                

Tayada Takhaatiirtii hore ee Soomaaliyeed

              Qaybtii  4-aad

Falaqaynta  Fikirka Shabaabka  Al Shabaab maxey yihiin ?, waa sidee fahamkooda Diinta Islaamka?, Xagee u socdaan?.

Soomaaliyey; Maxaa Helay Halyeyadiinii  iyo Haybadii Qarankiina?

 

By Girma Gizaw(Qoraa Itoobiyaan ah)

ISLAAMIYIIN WAAQICI AH IYO KUWO AAN AHAYN

Xisbul Islaam "ONLF" & Al Shabaab "Al Qaacida"

Dr. Hiraabe 

Ku dhaqanka Shareecada Islaamka iyo dagaalka Muqdisho

 

Dr.M.M. Culusow

 Somaliland.18 May waxaa la qabtay:- 

 

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

Sh.Xasan Daahir iyo Hadalhaynta Horn Afrik: Faaqidaad

 BEERKA KA OGSOONI!

Sabriye Macallin Muuse

 Burcad Saxaafadeed

Qore: C/qaadir  "Aroma"

FANKA DAD LA DHAQANKA DADKU WAXAY NECEBYIHIIN IYO WAXAY JECELYIHIIN Sabriye Macallin Muuse

Xisbul-Islaam yaanu noqon Xisbul Dagaal

Al Shabaab iyo Xisbi Islaam oo ku socda wadadii Al Itixaad ku burburtey.    

'DASTUUR GAALO': DIIN U DIRIR MISE DAWLAD LA DIRIR? MISE WAXAADAN AQOONIN WAA CADAW!

Cajaa'ibka Quraanka Kariimka Wadaad ka mid ah mufakiriinta Islaamka ayaa daahfuray tirooyinka isle'eg ee Aayadaha Quraanka Kariimka ahi ka hadleen, waxaana uu Sheekhaasi soo taxay kalmado iska soo horjeeda oo tirooyinkoodu isku sarjaran yihiin, waxaana ka mid ah..

 

 

 

 

 

 

 

 

1